Wasiir Wax Ku Siibteen
W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid

Marka xil wasiir ama wax u dhigma loo magacaabo soomaalida badankoodu aad ayay u farxaan iyagoon u haysan in xil umadeed loo dhiibay balse u qaata in shaqo Sare iyo mansab fiican ay heleen taasina waxay keenta in wax walba suura gal noqdaan oo u baahnaa in laga dhawrsado

Haday tahay maalka ummada masaakiinta ah iyo haday tahay awooda iyo masuuliyada uu xilka loo dhiibay ama loo magacaabay leeyahay

Hadaba waxan qormadeenan kugula wadaagi doonaa qiso la Yaab leh oo ku dhacday mid ka mid ah wasiirada xukuumadaha soomaalida qisadan oo dalow hoose layga Soo dusiyay ayaanan rabin in aanan magaciisa iyo xukuumadii uu ka tirsanaaba sheegno sababa la xidhiida…………………….. .