Madaxwaynayaasha wadamada Somalia iyo somliland ayaa
Shir uga furmaay wadanka jabuuti ee jamuuryada jabuuti 21/12/2014 soo afjaray kadib marki heshiid la gadhay
Madaxwaynaha wadanka Somalia md xasan sheikh maxamuud iyo waliba madaxwaynaha wadanka Somaliland md axmed maxmed maxamuud silanyo ayaa shirkan waxa ay ka soo saareen lix qodob oo labada dhinacba saxeexen waxanay u dhignayeen sidan
- In la dardar galiyo wada hadalada labada dhinac islamarkana wakhti lagu jaan gooyo
- In laga dhawrsado waxii wadahadalada carqalad gelin kara in aan la siyaasadeyn deeqaha adaminimada iyo masharicda dib u dhiska walibana la dhiiri geliyo in lafulyo heshiiski hawada iyadoo farsamo lagu salynayo waxii lagu heshiiyay
- In jabuuti laga qayb galyo wada hadalada marka loo baahdo.
- In layska kashado ilaalinta xuquuda insaanka argagixisada budhcad badeedka dabiyada abaabulan .
- In madasha tan xigata lagu kulmo 26/27 februry 2015 turkga stanbuul
- Waxay u mhad celyeen madaxwaynaha wadanka jabuuti
Wadahadaladan ayaa waxa marti galyay madaxwaynha wadanka jabuuti md ismaciil cumar geel ee wadnkiisa lagu qabtay shirka
W/D: cabdraxmaan rahiid Dalmar
Dhexnimo media/hargeysa
Info@Dhexnimomedia.com