Jahli Jahli Bartay
W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid

Wiil Madi ah oo hooyo da ahi ay ku indho kuulato ama ay aduunka ka eegto maada aanay rag kale dhalin Oo caruurteeda Inta kale wada gabdho yihiin

Ayaa Waxay guntiga u xidhatay sidii uu wiilkeedi wax u baran lahaa ku darsoo hooyadu maal badan ma hayso magaalana ma Dagana meel miyi ama baadiye ah ayay xayn Yar Oo adhi ah ku dhaqataa

Wiilkeedi Oo Cali lagu magacaabo ayay keentay iskuul boodhin ah oo ku yaal magaalo intoor ah u jirta halkii ayuuna waxbarshadii ka bilaamaay

Wiilkan Cali yare waa wiil koolkoolinta hooyadii ka tan badatay Oo wixii uu dalbada ay islaantu dirqi ugu keento
Sidaa Oo ay Tahay waxbarahada iyo dugsigan boodhinka ah isagu xiiso uma ahayo

Habadba Waxay noqotaba wiilkii wuu dhamaystay waxbarashadii dugsiga hoose dhexe ee
boodhinka ahaa waxaana la Gaadhay xiligii u dugsi Sare u wareegi lahaa
Ku darsoo dugsiga sare Waa lacag kumana yaal goob u Dhow meesha ay hooyadii Dagan taahay ……….. Lasco Qaybta 2aad

Jahli Jahli Bartay Qaybta 2aad
W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid