FBI da Mareykanka ayaa dabagal dheeri ah ku haysa shirkada Facebook

 

Sababaha loo baadhayo waxa ugu wayn in Facebook doonyayso inay xidhiidh Dhanka Internet ka ah la yeelato dawlada  Shiinaha Oo soo wado internet cusub ay rabto inay ku badasho kii hore ee reer galbeedka

 

Waxyaabaha laga cabsi qabo ayaa waxa ka mid ah in la damiyo Facebook

 

Shirkada Facebook ayaa iyana wada dhinaceeda dadaal ay isku difaacayso sidoo  kalana ay wax ka badasho siistamka

websiteka Facebook IWM

 

Dhanka kalana dagaalka Internet ee u dhexeya shiinaha iyo Maraykanka ayaa Cirka Isku sii shareeraya.

 

Cabdiraxmaan Rashiid

Dhexnimo Media