Ethiopia Duleedka Magaalada Dessie Waxaa ka socda Dagaal Xoogan’ Ciidamada Dawlada iyo Xoogaga Tigray’ ayuu Dagaalku dhaxmarayaa.

Magaalada Dessie ayaa laga Maqlayaa hubka Culus Cabsi wayn ayaana Soo Wajahday shacabka Ku sugan Dessie.

Ciidamada Dawlada ayaa isku dayaya inay Ka hor tagaan Ciidamada Tigray oo Weerar kuso ah’ Caasimada Konfurta wollo ee Dessie.

Shacabka Magaalada ayaa la Hubeeyay Qaar kood waxaa Lagu Hubeeyay Baangado’ iyo Budhadh.

Wadoyinka ka imaada dhinaca Kutabar iyo Haraha’ ayay’ Dagaaladu ka socdaan’ Diyaaradaha Dagaalka ayaa iyaguna qayb wayn ka Qaadanaya Dagaalka.

Ciidamada Tigray waxay shegeen inay Qarka usaaran yahiin Dessie’ iyago Maxaabis badan soo Bandhigay oy shegeen inay ku qabteen Dagaalada ka socda Nawaaxiga Dessie.

Nj. Ogaadenia Media Adis ababa