Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa aqbalay go’aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee ahaa in Komishanka cusub la kala diro lana soo celiyo guddidii hore.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo mucaaradka u hadlay ayaa ugu baaqay in ay go’aammada aqbalaan Xukumadda Biixi, Halkan hoose ka DAAWO