Weriye u dhalatay dalka Shiinaha oo ka hadashay Xaalda Wuhan ee Covid-19 ayaa xabsiga la dhigay

Zhang Zhan, 37, oo ah suxufiyad madaxbanaan oo u dhalatay Shiinaha kana soo warantay magaalada Wuhan markii ugu horaysay ee cudurka dilaaga ah ee Coronavirus uu ka dillaacay ayaa afar sano oo xabsi ah ay ku xukuntay maxkamadda Shanghai

Waxaa lagu helay dambi ah kicinta dhibaatada Covid-19 sida uu sheegay mid kamid ah qareenada difaacaya.

Dambiga noocaas ah waxaa sida caadiga ah dowladda Shiinaha u adeegsataa in lagu bartilmaameedsado mucaaradka iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha

Cabdiraxmaan Rashiid
Dhexnimo Media
cabdiraxmaan800@gmail.com