Wefti U Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland  ayaa Gaadhay Dalka Hindiya.

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa Kulamo La Yeeshay Wasiirka warshadaha waaweyn iyo kuwa dhex-dhexaadka ah, ayaa sheegay in u aad ugu faraxsan yahay la kulanka weftiga ka socda Somaliland, waxaanu sheegay In Ay Ka Wada Hadleen Weftiga Fursadaha Maalgashi Ee Gobolka Karnataka ,

Geesta Kale Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa Warbixin Dhinacyo Badan Tabanaysa Ka Siiyey Fursadaha Ka Jira Somaliland Iyado u guudoonsiyey Maclumaad Ku Saabsan Fursadaha Maalgashii Ee Ka Jira Somaliland