War Yaab leh: Ganacsade reer Nigeria ah ayaa dhintay ka dib markii uu u Galmooday Lix Xaas.

Sida laga soo xigtay Daily Mail, Uroko Onoja oo ahaa ganacsade najeeriyaan ah ayaa u dhintay kadib markii uu sameeyay galmo xad dhaaf ah

Uroko Onoja kadib
Markuu guriga ku soo noqday wuxuu go’aansaday inuu galmo la yeesho xaaskiisii ugu yar sikastaba ha noqotee shantiisii xaas ee kale oo ka masayrsanaa ayaa galay qolka jiifka

Haweenku waxay ku hubeysnaayeen mindiyo iyo ulo kadib waxay bilaabeen inay weeraraan Onoja Waxay ugu dambeyntii ku khasbeen Onoja inuu galmo la sameeyo shantii xaas ee masayrsanaa.

Cabdiraxmaan Rashiid Dalmar

Dhexnimo Media Hargeysa

Info@dhexnimomedia.com