Waan Soo Tukanayaa

W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed

 

Salaadu waa rugniga labaad ee shanta  tiir islaam ee ALLE SWT umadisa ku wajibayay  hadaba waxa dhacda  in ay dad badani dhayal sadaan salaada faralka ah!

Waxyaabaha kaa yaabinaya waxa kamida meela qaar sida gooba lagu qayilo meela shaqada qaar  in dad badan oo wada jooga  meelahaas  marka salaada la eedaamo ay u kala jaban laba qaybood

 

Qayb salaada ukacda oo soo tukata  iyo qayb aan iyagu danayn  salaada markas  oo aad moodo in aan  iyaga laga dhafay  hadaba waxa cajiib ah marka  kuwa  salaada soo tukanaya  ay kuwa kale  ku yidhahadan  waan soo tukanaynaye alaabta noosii eega ama jaadka ii laali  iyagoon odhan inamariya aan soo tuknee  ama salaada ha loo kaco halka kuwa kalana ka dhahaan orda soo tukada!  ,

Hadaba kuwan iyagu soo tukanayaa ee kuwa kale odhanaya wanu soo tukanaynaye alaabada noo sii eega salaadooda wax ma udhimaysa ??

Bal halay nooga jawaabo waxaynu  udhaafayna jawaabta umada muslimka ah oo dhan ?

Balse anigu dhankayga waxan kuso koobaya salaada ogaada oo ukaaca oo iswaydiiya  sababta kuwan idinla joogayba usoo tukanayaan idna aydun bagaaash kooda usii eegaysan ..

W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)

Dhexnimo Media

                                              Hargeysa somaliland

                                          Emil: Cabdiraxmaan800@gmail.com