Waa Kuwee Kulamada Ugu Adag Ee Dhici Doonaa? – Halkan Ka Ogow Dhamaan Kulamada Ka Hadhay Horyaalka Premier League

Horyaalka kubadda cagta Ingiriiska ee Premier League ayaa shalay lagu dhawaaqay inuu dib u bilaabmi doono June 17, laguna ibo-furi doono kulamadii baaqiga ka ahaa usbuucii 28aad oo laba ciyaarood loo baajiyey finalka Carabao Cup.
Manchester City vs Arsenal & Aston Villa vs Sheffield United ayaa noqon doona ciyaaraha ugu horreeya ee Premier League ah ee ay indhaha taageereyaashu arkaan iyagoo toos ah, waana labadii ciyaarood ee ka hadhsanaa toddobaadkii 28aad, waxaana marka ay soo kala baxaan ay isku diyaarin doonaan kulamada 30aad maadaama hore loo ciyaaray toddobaadkii 29aad.
Ciyaarta sida weyn loo sugayo ee laga yaabo inay Liverpool u go’aamiso hanashada horyaalka ayaa dhici doonta usbuuca 30aad, waxaana Reds ay Goodison Park ugu tegi doontaa Everton oo ay foodda isku-dari doonaan ciyaarta lagu naanayso Merseyside derby.
Marka la isku geeyo dhamaan 9-ka ciyaarood ee inta badan kooxhaa u hadhay iyo afarta naadi ee min 10-ka kulan u hadhsan yihiin, waxa horyaalka Premier League baaqi ka ah 92 ciyaarood, kuwaas oo lagu dhamaystiri doono bilaha June iyo July, iyadoo waliba ay dhex socon doonaan ciyaaraha FA CUp oo maraya marxaladda siddeed dhamaadka.
Haddaba, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa dhamaan kulamada ka hadhay xili ciyaareedka 2019/20:
Kulamada 28aad
Aston Villa v Sheffield United
Manchester City v Arsenal
Kulamada 30aad
Aston Villa v Chelsea
Bournemouth v Crystal Palace
Brighton and Hove Albion v Arsenal
Everton v Liverpool
Manchester City v Burnley
Newcastle United v Sheffield United
Norwich City v Southampton
Tottenham v Manchester United
Watford v Leicester City
West Ham v Wolves
Kulamada 31aad
Burnley v Watford
Chelsea v Manchester City
Leicester City v Brighton and Hove Albion
Liverpool v Crystal Palace
Manchester United v Sheffield United
Newcastle United v Aston Villa
Norwich City v Everton
Southampton v Arsenal
Tottenham v West Ham
Wolves v Bournemouth
Kulamada 32aad
Arsenal v Norwich City
Aston Villa v Wolves
Bournemouth v Newcastle United
Brighton and Hove Albion v Manchester United
Crystal Palace v Burnley
Everton v Leicester City
Manchester City v Liverpool
Sheffield United v Tottenham
Watford v Southampton
West Ham v Chelsea
Kulamada 33aad
Burnley v Sheffield United
Chelsea v Watford
Leicester City v Crystal Palace
Liverpool v Aston Villa
Manchester United v Bournemouth
Newcastle United v West Ham
Norwich City v Brighton and Hove Albion
Southampton v Manchester City
Tottenham v Everton
Wolves v Arsenal
Kulamada 34aad
Arsenal v Leicester City
Aston Villa v Manchester United
Brighton and Hove Albion v Liverpool
Bournemouth v Tottenham
Crystal Palace v Chelsea
Everton v Southampton
Manchester City v Newcastle United
Sheffield United v Wolves
Watford v Norwich City
West Ham v Burnley
Kulamada 35aad
Aston Villa v Crystal Palace
Bournemouth v Leicester City
Brighton and Hove Albion v Manchester City
Liverpool v Burnley
Manchester United v Southampton
Norwich City v West Ham
Sheffield United v Chelsea
Tottenham v Arsenal
Watford v Newcastle United
Wolves v Everton
Kulamada 36aad
Arsenal v Liverpool
Burnley v Wolves
Chelsea v Norwich City
Crystal Palace v Manchester United
Everton v Aston Villa
Leicester City v Sheffield United
Manchester City v Bournemouth
Newcastle United v Tottenham
Southampton v Brighton and Hove Albion
West Ham v Watford
Kulamada 37aad
Aston Villa v Arsenal
Bournemouth v Southampton
Brighton and Hove Albion v Newcastle United
Liverpool v Chelsea
Manchester United v West Ham
Norwich City v Burnley
Sheffield United v Everton
Tottenham v Leicester City
Watford v Manchester City
Wolves v Crystal Palace
Kulamada 38aad
Arsenal v Watford
Burnley v Brighton and Hove Albion
Chelsea v Wolves
Crystal Palace v Tottenham
Everton v Bournemouth
Leicester City v Manchester United
Manchester City v Norwich City
Newcastle United v Liverpool
Southampton v Sheffield United
West Ham v Aston Villa