Sanadkii Karoonaha 2020

Taariikhyahanada Taariikhda qoraa
Waxay sanadkan 2020 u bixin doonaan sanadkii karoonaha

1.Madaxweynaha sanadkan la doorto waxay odhan doonaan sanadkii karoonaha ayaa ladoortay

2.Ilahama dhasha Haduu caan noqdo waxay odhan doonaan waa dadii dhalatay sanadkii karoonaha

3. Arooska ama lamaanaha is guursada waxay odhan doonaan waxay guursadeen sanadkii karoonaha

4.Ardayda qalinjabisa waxay odhan doonaan sadadkii karoonaha ayay qalinjabiyeen siiba intooda wax noqota markaa taariikhdooda la sheegaayo

5.Masuulka xil loo dhiibo ama is casila waxay ku astayn doonaan sanadkii karoonaha

Inkasta oo WHO cudurka u bixisay covid-19 hadana cudurku 2020 ayuunbuu dunida ku faafay oo uu kala xidh xidhay
Fiiro gaaro Sanado ka dib waad maqali arimahaas Hadii Allah ka dhigo

W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Dalmar

Email: cabdiraxmaan800@gmail.com