Odhaahii Ugu Qosolka Badnaa ee Laga Qoray Robert Mugabe Qaybtii 2aad W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

• Reeraha Africanta hadii aadan shaqeenin hadalkaaga ma dhageesanayaan.
Sabatoo ah waxey umaleeyan in hadii adan shaqo heynin maskaxdaada zero tahay
• Wiilasha African-ka waa sida madaxweynayaasha Africa oo kale.
Midba midka kadambeeyo buu kaxunyahay.
• Inaad foolxumo noqotid waa wax aad uxun
Sababtoo ah haduu qof qurux badan oo agtaada joogo uu dhuuso
• Adiga ayaa lagaaga shakinaa inaad dhuustay

• Marka aad tahay shaqo la’aan cid ku xushmeeyneysa majirto.
Xita doorooyinka kaama xishoonayan oo hortaada beey isugu galmoonaayan.

• Marka qof African ah uu sawiraan kaaga qaado taleefonkiis.
Aad beey u adagatahay inuu sawiraantas
isla markiiba kuu soo tuuro

• Hadii dowladu ay mamnuuci lahayd Make Up ka.
Caruur badan baan hooyayinkood aqoon sadeen.

o
17 jirka u dhashay Japan waa Doctor
17 jirka u dhashay Brasil waa Ciyaryahan
17 jirka u dhashay India waa Dukaanle
17 jirka u dhashay Iraq waa Askari
17 jirka u dhashay China waa Engneer
17 jirka u dhashay USA waa Caan
25 jirka u dhashay AFRICA waa Whatsapp group Admin

• Dhibaatada Africa kajirta ayaa ah,
Haddii ladhaho guryihiina jooga
In Eey jecelyihiin iney banaanka soo aadaan
Si ay u arkaan in qof kale uu wareegayo.
• My brother gabadha kaliya ee kujeceli waa hooyadaa.
Waxa kale waa Lacag, Internet, mid kiro in laga bixiya rabta Iyo iPhone Raadis

• Gabdhuhu weey ooyaan Kadib beey inta muraayadda kor tagaan beey isku fiiriyaan
Si eey u ogaadaan in eey markey ooynaysay qurux badneed iyo inkale.

• Markii aad gabadh African ah aad kudhahdid ” waan kujeclahay”
Isla markiiba waxey noqonaysa
Lacag la,aan , Taleefon la,aan , Internet la,aan , Iyo Guri la,aan

• Maxasuusataa markii aad yareed waligaa waxaad dhihi jirtey waxaan rabaa inaan noqdo duuliye diyaaradeed ( ✈ ).
20 sano kadib Waxa kaliya ee aad qabatey ayaa ah inaad Talefonkaga FLIGHT MODE Saarato si aan laguu soo wicin

• Haddii qof African-ah uu kudhaho waxaan kusoo wici doona 5 daqiiqo kadib.
My friend Xaafada iska aad ee iska seexo.
• Afrika waa meesha qudha ee sidaad shaqo u raadinaysoshaqo la’aant shaqo kuu noqonayso

Xigasho Robert Mugabe quotes pages

W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)
Hargeysa somaliland
Email: Cabdiraxmaan800@gmail.com