Maxamed Siyaad barre Qaadka Muxuu ka yidhi mar uu ka hadlay
“Qaadku waa bakhtiiyaha
Waa ma shaqystaha
Waa wax mabartaha
Waa sun liqaha
Waa isticmaar u shaqeeyaha
Waa dilaha akhlaaqda
Waa dilaha qabka
Waa dilaha dacsashada
Waa dilah isu xil haynta.
Ma waxaasan u dulqaadan karaa?”””