Waxa jiray xiddig uu aad u jeclaa Cristiano Ronado isla markaana uu ku tilmaamay inuu isaga kasii wanagsanaan karo waqtigii uu joogay kooxda Mancester United waxana ay buunbuuniyeen  wax walba uu yahay lacibkaas da’ada yar haddaba kumuu ahaa xiddigaas?