Madaxweyni hore ee Somaliland
Axmed maxamed maxuud siiraayo oo mar u awood sheegtay madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan sheekh maxamuud ayaa yidhi

” Madaxweynuhu waxuu Ku cusubyahay saaxada siyaasada waana dhallinyaro waa nasiib daro haduu sheegto oo uu wax qabad ka dhigto warqadii aan tahniyada madaxtinimada ugu diray”

Madaxweynaha oo hadalkiisa sii watay ayaa yidhi

“”Ma jirto waxan ka waydiinayo xasan sheekh dalkayga iyo xuduudihiisatoona waxa inoo dhexeeya wada hadal dunidu inoo golaysay si nabad galyaa ma u kala baqoolaa ayaan leenahay””.

Khudbad Hore

Qorida: Cabdiraxman rashiid Dalmar