Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland C/rashiid Maxamuud Cali (Riyo-Raac ) ayaa soo kormeeray Qaar Ka Mida Goobaha Ay Kasocoto Degmo Dooroshada Bedalak Iyo U Adeegista Dadkii Kaadhadhku kalumen ee Gobolka Awdal .