Jaceyl Guul Darrestay Qaybta 3aad

ay ka heshay shekadiisa iyo kaftankiisa
waliba si saa’id ah, waxa ayna bilowday

in ay ka fikirto in ay ka dhaadhiciso in
xiriirkooda u badalaan mid JACEYL,
balse wax ay bilowday in su’aalo ay
weydiineyso isaga kuwaas oo ay uga
danlaheyd dareenka iyada haayo in uu

isaga dareemo.
Habeenkii xige ayaa ay qadka isku arkeen
waliba isaga oo fariin u soo diray oo
aheyd “Iska waran nasiibkega
hooskiisa”.
Hodan wax ay ugu jawabtay “waa nabad

ee side tahay nasiibkeyga kkkk”.
Haaruun ayaa la yabay farinta balse
waxba kama soo qaadin farintaas.
Hodan ayaa waxa ay weydiisay su’aal
yaab laheyd oo ay ku tiri “ka waran hadii
qoraxda oo saa’id ah hesho hoos aa ka
gasho maxaa sameyn laheyd?.”
Haruun ayaa ugu jawabay”Markiiba
waan kaga gabaadsan lahaa , balse waa
maxay micnaha su’aasha?”
Hodan waxa ay ku tiri” hadaba ana
waxaan ahay hooskaas ee ka waran
haddii aan xiriirkeena ka dhigno mid
JACEYL side u aragtaa waayo maalintii
aan ku bartay illaa hada waxa aan
dareemaa dareen aan waligee dareemin.”
Haruun ayaa markiiba biloobay in uu ka
fikiro su’aashii isaga oo ka fiirinaayo.

Lasoco qaybta 4aad