Ismaamulka Tigrayga Ethiopia ayaa Soo Bandhigay ciidan xoog leh oo mudo la ururinaayay kuwaas oo aad u tiro badan
Maamulka Tigrayga iyo xukuumada uu abiye Ahmed hogaamiyo ayaa waxa ka dheexaya xurguf siyaasadeed oo ka dhalatay isbadalkii uu Ethiopia Ka hirgaliyay
Tigrayga oo ahaa qoomiyadii Ethiopia hogaankeeda haysay sanooyinkii la Soo dhaafay ayaa waxay ka tabcatay hub iyo dhaqaale badan.
Lama oga u jeedada rasmiga ah ee Ciidan abaabulkan ay ku jiraan balse dadka siyaasad Ethiopia u dhuun daloolaa waxay tibaaxayaan in ay ugu hanjabayaan xukuumada abiye Ahmed.
Cabdiraxmaan Rashiid Dalmar
Dhexnimo Media/hargeisa
cabdiraxmaan800@gmail.com