somalilanda kama xuma
Laanta afka soomaaliga ee BBCdu waa idacada ay soomaalidu ay dhammaan usimanyihiin meel kasta oo ay joogaan waana meesha ay markasta oo soomaalida wax soogaadhaan ay kacawdan una sobandhigta caalamka cabashadooda BBCdu marna kama aamusto horumarka soomaalida …
Hadaba iyadoy sidaas tahay marka laga eego dhinca somliland marna kama aamusto dhammaan horumamar kasta oo Somaliland ay qabsato mucaardna kuma aha hadaad eegto sida diiran ee ay uso gudbiso dhammaanba munasibadaha 18may iyo dhammaan waxii kala ee somaliland qabsato haday tahay xag dhaqaale xag waxbarsho iyo xaga dhismmaha wadanka sida dhismmaha wadooynka waawyen ee Somaliland dhismahoodu ka socdo iyo waliba daaraha dhaadheer ee wadanka ay mawadiniinta reer somaliland ka dhisteen haday tahy kuwa caasimada wadanka ee hargaysa laga hirgaliyey iyo dhammaanba gobolada wadanka dhanka kale lama sokoobi karo inata sida tooska ugu xidhan dhaagaysigeeda ee reer Somaliland ah ilaa kuwa reer miyiga ah wana idacad ay siwayn u jecelyihiin waayeel badan oo reer Somaliland ahi cida ay dhaaftana waxay kuwa kale waydiiyaan waar BBCdi maxay sheegtay markaa idacda ay waxaas oo qof ee reer somaliland ahi dhagasytaan haday ka soo horjeedo mabay dhagaysteen xageedana umay weecdeen irbadana kumay leexiyeen .
Markaa sikastaba ha noqote BBCdu soomaalida waa u dhexdhexaad Somaliland kama xuma .
W/Q.cabdiraxmaan rashiid Dalmar
Email. Cabdiraxmaan800@gmail.com