Banaan bax Rabshado wata Somaliland ka dhacay maanta

Waxa maanta magalooyinka waaweyn qaarkood ka dhacay banaanbax ay dad ku dhinteen qaar kalana ku dhaawacmeen

Banaan baxan oo mudaba ay asxaabta mucaarwdku abaabulayeen ayaa ku salaysan doorashooyinka madaxtooyada

Booliska Somaliland ayaa sheegay in saddex qof ku dhinteen mudaharaadadii maanta dhacay.

Hal qof Ceerigaabo ayuu ku dhintay, laba qofna Hargeysa.

Sidoo kale dhaawacyo isugu jira Askar iyo shacab ayaa jira.

Cabdiraxmaan Rashiid
Dhexnimo Media/Hargeysa
Dhexnimomedia@gmail.com