Agaasimihii dhakhtarka Wuhan oo u dhintay karoona fayrus

Sida ay sheegeen warbaahinta dawlada shiinaha waxa magaalada Wuhan ugu geeriyooday xanuunka maamulii guud ee cusbitalka magaalada Liu Zhiming,

Cudurka korayna fayrurs ayaa wali faro baas Ku haya wadanka shiinaha halkaas oo uu Ku dilay kumanaan qof oo shiinays ah

Dhanka kale xukuumada shiinaha ayaa sheegtay in ay xadideen fiditaanka xanuunka maal mahan dambe balse xanuunka ayaa wali Ku fidaaya wadankaas.

Dhexnimo media Hargeysa
Info@dhexnimomedia.com
Dhexnimomedia@gmail.com