2 Qodob Oo uu Madaxweyne Muuse biixi kaga fiicanyahay madaxdii ka horeysay
W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid

Qodobka 1aad

Inta badan waxa caado ahaan jirtay markuu madaxwaynaha dalku meel u dhoofaayo in jidadka saacado loo xanibo oo asakar badan lagu daadiyo dad badan oo danyar ahna jidaka laga xidho kadiba ay halka ku xanibmaan ilaa intuu waftiga madaxweynuu dhaafaayo

Madaxweyne Muuse Biix qodobkaa wuu kaga fiicnayay madaxadii ka horaysay oo jidadka ma xanibo si yar oo bilaa turxaan ah ayuu kumaara markuu meel u safraayo walina ma arag jid loo xidhay madaxweynaha isagoo dhoofaya

Qodobka 2aad

Inta badan waxa caado ah madaxada badankood ama kuwii dalka soo maray in marwalba la maqlo ama la arko marwooyinkooda oo ka garab shaqeya qodbkaana wuu kaga fiicanyahay madaxweynuhu madaxdii hore oo wali ma arag ama ma maqal marwada madaxweynahaha iyo cid hadal haysa toona waana sifo aad u wanaagsan oo marwooyinka siyaasadu uma fiicna islaam ahaan

W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid
Email: Cabdiraxmaan800@gmail
Com